Hambalyo Meher

"power concedes nothing without a demand. But power won't even concede to a demand if the demand is coming from a weak constituency that looks like they lost their testicular fortitude

Hambalyo Meher

Annaka oo ah dadka hoos ku qoran oo kala jooga Ameerika, Canada, YUrup, Jabuuti, iyo Somalia, waxaan hambalyo u diraynaa Md. Samaale Adam Muxumad iyo marwo Xaliimo Ismaaciil Cusmaan oo meherkoodo ka dhacay magaaladda Bergen ee wadanka Norway Juun 19,2009. Waxaan eebbe uga baryaynaa inay noqdaan reerkii lugu nastee lugo nagaado. Wiil iyo caano. Amiin, amiin, amiin

1. Aabihii iyo hooyadii, Adan Muxumad Gadiid, Quman Muxumad Cige
2. Mocooyo, Timiro Buux. Iyo awoowo Muxumad Cilmi iyo xaaskiisa.
3. Awoowo Muxumad Cige Torog, iyo mocooyo Xasnna Faxal.
4. Mocooyo Barni Xoosh, eddo Xaawo iyo caruurteeda
5. Cibaado Muxumad Cige, odaygeeda iyo enanteeda
6. Xabiiba Muxumad Cige
7. Muumin Muxumad Cige, xaasaskiisa iyo caruurtiisa
8. Sacaad Muxumad Cige iyo odaygeeda Aw Nuur, iyo caruurteeda
9. Safia Muxumad Cige, odaygeeda, iyo caruurtooda
10. Jamiila Muxumad Cige, odaygeeda Cabdillahi iyo caruurteeda
11. Adam Dahir Obsiye, xaaskiisa, iyo caruurtiisa
12. Mustafa Muxumad Cige 13. Nimco Muxumad, odaygeeda Abuubaker Obsiye, iyo caruurtooda
14. Cabdi Muxumad Cige 15. Hibo Muxumad Cige iyo ninkeeda Xuseen Dahir Obsiye iyo caruurtooda, Mabsuud, Cawaale, Muna. Iyo Amaan
16. Amina Muxumad Cige, odaygeeda, iyo caruurteeda
17. Cabdulkhaadir Muxumad Cige
18. Madiina Muxumad Cilmi iyo odaygeeda
19. Sacad Muxumad Gadiid iyo enantiisa
20. Malyuun Xussein Ibrahiim,odaygeeda iyo wiilkeeda
21. Khadra Cumar,odaygeeda, iyo caruurteeda
22. Fahiima Cabdi, odaygeeda Xasan iyo caruurteeda
23. Daahir Xussen Ibraahim


Home